Amar kasoo baxay Al Shabaab oo lagu xiray Garoon caan ka ahaa Muqdisho 

Al Shabaab ayaa xirtay qaar badan oo kamid ah Garoomada salaxyada ah ee kubadda cagta lagu ciyaaro, waxa ayna arintaasi saameyn ku yeelatay dhalinyaradii lahaa salaxyadaasi iyo kuwii ku ciyaari jiray. Amar kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu xiray salaxa Shiirkole ee Degmada Hodan, salaxan oo ah mid caan ka ah magaalada Muqdisho ayaa xiligan … Continue reading Amar kasoo baxay Al Shabaab oo lagu xiray Garoon caan ka ahaa Muqdisho